1107 Views

Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo gaaray Gaalkacyo

Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo gaaray Gaalkacyo
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | June 1,, 2019  –Madaxa UN OCHOA Justin Bradley iyo wafdi uu hogaaminaya ayaa magaalada Gaalkacyo u tagay in ay ka tacsiyeeyaan geeridii ku timid sarkaal ka tirsan UN oo lagu magacaabayay Maxamed Cabdullahi Fiinto kaas oo UN u qaabilsanaa Arimaha Galmudug oo xalay lagu dilay Gaalkacyo.

 

waxa ay kulan la qaateen Madaxweynaha Galmudug oo wax laga xumaado ku tilmaamay in shaqaale ka tirsan UN lagu dhax toogto Magaalada Gaalkacyo waxa uuna qoyskiisa ugu tacsiyadeyay geerida ku timid.

Saraakiishan ka tirsan UN ayaa balan qaaday in ay ka caawin doonaan dhanka amniga Magaalooyinka Galmudug iyagoona sheegay in si joogta u caawinaya hay’addaha amniga Galmudug.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment