1215 Views

Somaliland oo qaaday tallaabo ka dhan ah Shirkadaha keena Shidaalka

Somaliland oo qaaday tallaabo ka dhan ah Shirkadaha keena Shidaalka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | September 05, 2019 —Soomaaliland ayaa sheegtay in laga bilaabo Kowda Bisha Octoober e soo socota ay deegaanadeeda keeni doonto Shidaalka laga keeno dalka dibadiisa, isla markaana shirkadaha shidaalka keena laga doonayo inay Xukuumadda Soomaaliland ka iibsadaan.

 

Qoraal uu Maanta oo saaray Maareeyaha Haamaha Keydka Shidaalka Berbera ayaa lagu ogeysiiyay ganacsatada shidaalka in ay arrintaasi la socdaan, ciddii diidana aan la siin doonin mar dambe wax shidaal ah.

 

Qoraalka ayaa sidoo kale waxaa lagu sheegay in Shirkadaha keena shidaalka laga doonayo inay jawaab deg deg deg ah kasoo bixiyaan Qoraalka Maareeyaha Haamaha Keydka Shidaalka Berbera si uu u dhaco heshiis dhexmara Xukuumadda iyo Shirkadaha keena Shidaalka.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment