1125 Views

SAWIRO:-Saldhig laga hirgeliyey Garoonka Diyaaradaha Beledweyne

SAWIRO:-Saldhig laga hirgeliyey Garoonka Diyaaradaha Beledweyne
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | February 19, 2020 –Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowlad Goboleedka Hirshabellle Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre ayaa maanta si rasmi ah xarigga ugu jaray Saldhiga Garoonka Diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Beledweyne oo halkaasi laga hergeliyay.

 

Wasiirka aya ka qeyb galay munaasabadda furitaanka Xarunta Saldhigga Ugaas Khalif Airport isago oo ay ku wehliyaan Saraakiil katirsan AMISOM oo uu kamid yahay Taliyaha Ciidamada Amisom Mr Augostine magnus ,masuliyin katirsan UNSOM , taliye ki xigeena Booliska Hirshabelle Konreyl Xassan kaafi iyo marti sharaf kale.

 

 

 

Wasiirka waxaa uu sheegay in saldhigaan uu muhiim u yahay Garoonka Diyaaradaha Beledweyne iyo dhamaan dadka ku nool Magaalada Beledweyne.

 

Dhamaan Madaxdii ka qeyb gashay munaasabadda xarig jarka ayaa waxaa ay sheegeen in Saldhigaan in wax weyn uu ka bedeli doono Shaqada Garoonka.

 

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment