1146 Views

Ciidanka Turkiga oo burburiyey fariisimo Ciidanka Siiriya

Ciidanka Turkiga oo burburiyey fariisimo Ciidanka Siiriya
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Axad  , March 1, , 2020 —Ciidanka dalka Turkiga ayaa burburiyay fariisimo ciidanka Syria ay ku lahaayeen magaalada Idlib ee dalkaas, Warbaahinta Turkiga ayaa baahisay in howlgalkaas lagu burburiyay 8 diyaaradood oo Helicopter ah diyaarad Drone ah iyo 100 gaadiidka Taangiga ah oo ay lahaayeen ciidanka Syria,

 

Sidoo kale waxaa ay warbaahinta Turkigu sheegtay in 2000 oo askarta dowladda Syria ah lagu dilay howlgalkaas waxaana ay arintaasi ka dambeysay markii Idlib lagu dilay maalmo ka hor 34 ka tirsan ciidanka Turkiga.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment