855 Views

Dowladda oo Magacaawdey Taliyaha Ciidanka Asluubta qeybta Galmudug

Dowladda oo Magacaawdey Taliyaha Ciidanka Asluubta qeybta Galmudug
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | April 23 2020–Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/guuto Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa waxaa uu Maanta Magacaabey Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed qeybta Dowlad Goboleedka Galmudug.

 

Wareegto kasoo baxdey Xafiista Taliyaha Ciidanka Asluubta ayaa xilka Taliyaha Ciidanka Asluubta qeybta Galmudug waxaa loogu Magacaabey Sareeye Guuto Maxamed Sheekh Cumar Xirsiile.

 

 

 

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Asluubta qeybta Galmudug loo Magacaabey ee Xirsiile ayaa horay waxuu u ahaa Taliyiha Xabsiga Dhexe  ee Xamar.

 

Magacaabista Taliyaha Guud ee Ciidamada Asluubta Galmudug ayaa waxaa ay kusoo aadeysaa xilli shalay Dowladda Federaalka ay Magacaawdey Taliyaha Ciidanka Asluubta Qeybta Jubbaland.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment