909 Views

Madaxweynaha Jubbaland oo loo kordhiyay Mudada soo dhisida Golaha Wasiirada

Madaxweynaha Jubbaland oo loo kordhiyay Mudada soo dhisida Golaha Wasiirada
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL |  June 30. 2020–Gollaha Wakililada Jubbaland ayaa Codsi Madaxweyne Ugu daray 90 Maalmood Soo Dhisida Xukuumada Dowlad Goboleedka Jubbaland kooramka waxaa uu ahaa 43 xildhibaan waxaana ay dhammaantood u codeeyeen in mudada la kordhiyo.

Barlamaanka dowlad goboleedka jubbaland ayaa kulankooda sii socdaa, waxaana looga hadlaya qodobada kala ah:

1- Ilaalinta dastuurka dowlada federaalka soomaaliya.

2- kuraasta degaan doorashadooda la badalay oo ay gollaha ka horyimaadeen.

3- waxay sido kale golaha ka hadlayaan shirka amniga qaranka ee uu ku baaqay madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo bisha soo socto 5 ilaa 7 ka dhici doono muqdisho iyago gabi ahaanba qaadacay shirkaasi.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
__________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post