852 Views

Galmudug oo faah faahisay qabsoomida Shirka Dhuusamareeb

Galmudug oo faah faahisay qabsoomida Shirka Dhuusamareeb
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL |  July 19 2020–Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa ka socda diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee ku aadan qabsoomida Shirka u dhaxeeya Madaxda Sare ee Dowladda Federaalka & Dowlad goboleedyada.

Kulamo gaar gaar ah ayaa xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb, waxaana Madaxda ay uga arrinsanayeen sida loo wajahayo Shirkaas oo ah mid Isha lagu wada haayo oo lagu go’aamin doono nooca ay noqoneyso doorashada Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle oo Risaala la hadlay ayaa sharaxaad ka bixiyay qabsoomida shirka iyo kulamadii ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb

Xafiiska Wararka Qaranimo Online |
_______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post