567 Views

Xisbiga talada Japan haya oo mar kale ku guulaystay doorashadii shalay dalkaas ka dhacday.

Xisbiga talada Japan haya oo mar kale  ku guulaystay doorashadii shalay dalkaas ka dhacday.
____________________________________________________________________________

Isniin: November 1, 2021

 R/wasaaraha dalka Japan Fuumiyo Kishida ayaa sheegtay inuu guul ka gaaray doorashadii guud ee shalay dalkaas ka qabsoontay.

Qoraal xafiiska r/wasaaraha laga soo saaray ayaa lagu sheegay in xisbigiisa LDP uu helay kuraasta ugu badan ee baarlamaanka dalkaas.

Gudiga doorashadu ayaa sheegay in xisbiga talada haya uu ku guuleystay 233 kursi taasoo siinaysa in aqlabiyad uu ku hogaamiyo.

Xisbiyada kale ee dalkaas ayaa iyana qeybsaday kuraasta hartay oo gaaraysa 232 kursi.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post