888 Views

Xildhibaan Dowladda ku Eedeeyay Amni darrada Gobolka Gedo

Xildhibaan Dowladda ku Eedeeyay Amni darrada Gobolka Gedo
____________________________________________________________________________


Mogadisho | QOL | August-19-2020
–Senator Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag oo kamid ah Xildhibaannada Aqalka Sare ayaa sheegay in Gobolka Gedo oo kamid ah gobolada ugu weeyn Soomaaliya ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka buurtay dhibaatooyin kala duwan.

Waxaa uu sheegay in amni darrada kusoo kordhay degaannada Gobolka Gedo ay qeyb ka yihiin Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay Gobolkaasi geysay.

Waxaa hadalkiisa uu intaasi ku daray in todobaadyadii la soo degmooyin ka tirsan Gobolka Gedo ay weeraro ka geysteen Al-Shabaab, taasina uu sheegay inay ugu wacan tahay in dowladda Soomaaliya ay siyaasadeysay xaalada Gobolka Gedo.


Xafiiska Wararka Qaranimo Online |  
__________________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post