930 Views

Qarax uu ku dhaawacmay aliyaha Nabad sugida Degmada Kaxda oo halkas ka dhacay

____________________________________________________________________________

Warar kala Duwan ayaa ka soo baxaya Qarax ka dhacay Degmada Kaxda kadib, Dil loo Gaystay Gudoomiye waaxeed ka tirsan halkaas.

Markii uu qaraxu dhacay waxaa la sheegay inay goobta ku sugnaayeen mas’uuliyiin ay ka mid yihiin guddoomiyaha degmada Kaxda Maxamed Yuusuf iyo Taliyeyaasha Booliska iyo Nabad sugidda degmadaas.

Waxayna wararkii u dambeeyey ee aan halkaas ka heleyno sheegayaan in illaa Afar qof ay ku geeriyoodeen qaraxaasi.

Sidoo kale waxaa Halkaas ku dhaawacmay Taliyaha Nabad sugida Degmada Kaxda oo lagu magacaabo Cabdi Khadar..

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post