759 Views

Musharax Daahir Geelle oo weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Farmaajo

Musharax Daahir Geelle oo weerar afka ah ku qaaday Madaxweyne Farmaajo
____________________________________________________________________________


Muqdisho | QOL | December 17, 2020 –
Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Amb, Daahir Maxamed Geelle ayaa eedeyn kulul u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, isaga oo sheegay in dowladiisa ay caburisay Shacabka, dalka qalalaaso gelisay, sidoo kale ay weerartay siyaasiyiinta mucaaradka.

“Madaxweyne ma dhihi doontid maalinkaad xilka ka dagi doontid dalka qalalaaso siyaasadeed kama jiraan, mid amni kama jiro, mucaarado siyaasaded oo dalka igula noolaan waayay oo dibadda jiro ma ay jirto”


Xafiiska Wararka Qaranimo Online |

______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post