873 Views

War deg deg ah: Ciidamo uu la socday Jeneraal Indha cadde iyo kuwa NISA oo Rasaas isku waydaarsaday KM4

War deg deg ah: Ciidamo uu la socday Jeneraal Indha cadde iyo kuwa NISA oo Rasaas isku waydaarsaday KM4
____________________________________________________________________________

isniin: April 25, 2022

Wararka ka imaanaya isgoyska KM4 ayaa sheegaya in goor dhawayd Ciidamo la sheegay in ay ka tirsanyihiin NISA iyo kuwa Jeneraal indha Cadde  ay rasaas ku dhex martay Halkaas.

Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in Jeneraalka oo ka soo baxay Hotel Afrik ay isku dhaceen Ilaaladiisa iyo Ciidamo ku sugnaa Isgoyska km4,

Sidoo kale ma jiraan ilaa iyo haatan qasaare la soo wariyay oo halkaas ka dhacay, waxaa caawa xun xaalada magaalada Muqdisho.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post