1026 Views

Madaxweynaha Deni oo kulan gaar ah la yeeshay safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya

Madaxweynaha Deni oo   kulan gaar ah la yeeshay safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya
____________________________________________________________________________


isniin: August 23, 2021

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Kate Foster.

War ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in madaxweyne Siciid Deni uu qaabilay safiirka Ingiriiska u joogta Soomaaliya Ambassador Kate Foster.

Qoraalka madaxtooyada waxa sidoo kale lagu sheegay in kulanka labada mas’uul looga hadlay  arrimaha Puntland iyo guud ahaan xaaladda Soomaaliya gaar ahaanna marxaladda lagu jiro ee doorashooyinka.

“Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha Puntland iyo guud ahaan xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan marxalada lagu jiro iyo doorashooyinka

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post