336 Views

Ciidamada Macawisleyda Gobalka Hiraan oo Saakay Weerar Gaadmo ah ku Qaaday Alshabaab

Ciidamada Macawisleyda Gobalka Hiraan oo Saakay Weerar Gaadmo ah ku Qaaday Alshabaab
____________________________________________________________________________

Talaado: OCTOBER 18, 2022

Ciidamo degaanka ah “Macawisley” oo uu hogaaminayo Taliye Nuur Dheere ayaa AS ka gubay gaari nuuca dagaalka ah oo marayay degaanka Xalfooley oo ku yaalla Koofurta Gobalka Hiiraan.

Gaariga oo ahaa Cabdi Bile ayaa sidoo kale la sheegay in la dilay dagaalamayaashii la socday, waxaana degaankaas wali ka jira abaabul dagaal oo 2-da dhinac ah.

Ciidamada degaanka ee loo yaqaano Macawisley ee ku sugan degaankaas ayaa sidoo kale 4 maalmood ka hor la sheegay in ay gacanta ku dhigeen 2 gaari iyo sarkaal sare oo katirsan kooxda AS

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post