Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga oo sheegay in saraakiisha ku howlan yihiin howl-galo millateri oo lagu xoreynayo deegaano hor leh
Talaado: OCTOBER 18, 2022 Dowladda federaalka Soomaaliya ay markale shaacisay in kacdoonka dagaal ee ka dhanka Al-Shabaab ay dhawaan ka bilaaban doonaan deegaano kale…