477 Views

Ugu yaraan 13 qof oo ku dhimatay markii diyaarad dagaal uu Ruushka leeyahay ay ku dul burburtay guri dabaq ah

Ugu yaraan 13 qof oo  ku dhimatay markii diyaarad dagaal uu Ruushka leeyahay ay ku dul burburtay guri dabaq ah
____________________________________________________________________________

Talaado: OCTOBER 18, 2022

Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhimatay markii diyaarad dagaal uu Ruushka leeyahay ay ku dul burburtay guri dabaq ah ku yaalla magaalada Yeysk ee dalka Ukraine, sida ay sheegeen saraakiisha.

Labo duuliye oo saarnaa diyaaradda ayaa ka badbaaday shilka ka hor inta uusan dab qabsan.

Saraakiisha waxay sheegeen in 68 qof laga soo badbaadiyay dhismaha oo ka koobnaa 9 dabaq.

Waxaana ku dhaawacmay 19 qof.

.

 Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post