1005 Views

SAWIRO:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Baraawe

SAWIRO:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Baraawe
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 03, 2019–Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen oo gaaray Degmada Baraawe ee Caasimadda Dowladda Koonfur galbeed Somaliya.

 

Wafdiga Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Bardaale ayaa waxaa garoonka diyaaradaha degmada Baraawe kusoo dhaweeyey Maamulka degmada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

 

Wararka ayaa waxaa ay sheegayaanain U jeedka Madaxweynaha koonfur Galbeed uu u tegay Baraawe ay tahay sidii uu xariga uga jari lahaa Garoonka diyaaradaha Baraawe oo dib u dhis lagu sameeyey.

 

Wafdiga Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa waxaa kamid ah,guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Cabduqaadir Shariif Sheekhunaa Maye,Wasiirka dekadaha iyo Gaadiidka Badda iyo mas’uuliyiin kale.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment