594 Views

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay xildhibaanada cusub ee lagu doortay Magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay xildhibaanada cusub ee lagu doortay Magaalada Kismaayo.
____________________________________________________________________________

Sabti: February 19, 2022

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay xildhibaanada cusub ee  lagu doortay Magaalada Kismaayo.

Xildhibaanadan oo kala ah, Nasro Mahdi Caraale, Saadaq Cabdullahi Cabdi, iyo Cadar xareed jibriil ayaa kamid noqonaya Xildhibaanada golaha shacabka ee BJFS.

Madaxweynaha ayaa u hambalyeeyey Xildhibaanadan la doortay ee kamid noqonaya golaha shacabka ee Baarlamaanka JFS. Waxaa Madaxweynahu uu kula dardaarmay ka shaqeeynta midnimada ummadda Soomaaliyeed iyo sidii looga shaqeeyn lahaa samatabixinta dalka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post