567 Views

Dhuusamareeb oo lagu dooranaya lix Senator oo ka tirsan Aqalka Sare ee Galmudug goor dhaw

Dhuusamareeb oo lagu dooranaya lix Senator oo ka tirsan Aqalka Sare ee Galmudug goor dhaw
____________________________________________________________________________

Khamiis: August 12, 2021

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu wadaa inay maanta ka dhacdo doorashada musharraxiinta u tartamaya kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya u matali doonaa maamulkaas afarta sano ee soo socota.

Tan iyo Markii Madaxweynaha Maamulkaasi Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor uu soo gudbiyay liiska Musharixiinta u taagan Aqalka sare in ay ku matalaan Maamulkaasi, ayaa waxaa laga dareemayay magaalada dhaqdhaqaaqyo aad u ballaaran oo ayw adaan siyaasiyiinta iyo sidoo akle xubnaha musharixiinta ah ee maamulkaasi.

Magaalada ayaa waxaa si weyn looga dareemaya diyaar garowga ku aaddan doorashada, waxaana sidoo kale si weyn loo adkeeyay ammaanka guud ee magalada gaar ahaan halka doorashadu ka dhacayso.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post