969 Views

Xoghayaha guud ee NATO Jens Stoltenberg oo sheegay in ay diyaar u yihiin inay Ukraine ka taageeraan dagaalka ka dhanka ah Ruushka

Xoghayaha guud ee NATO Jens Stoltenberg oo  sheegay in ay diyaar u yihiin inay Ukraine ka taageeraan dagaalka ka dhanka ah Ruushka
____________________________________________________________________________


khamiis: April 28, 2022

Xoghayaha guud ee gaashaanbuurta NATO Jens Stoltenberg ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin inay Ukraine ka taageeraan dagaalka ka dhanka ah Ruushka ilaa sanadaha soo socda.

Waxa uu intaa ku daray in “ay jirto suurtagalnimada ah in dagaalkani uu sii dheeraado oo uu socdo bilo iyo sanado badan”.

Arrintan ayaa kusoo adeysa iyadoo uu Ruushka uga baaqay in ay faraha kala baxaan dagaalka Ukraine oo ay joojiyaan hubka iyo dhaqaalaha ay siinayaan Ukraine.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post