633 Views

Qoor qoor oo magacaabay Cabdisamad Salaad Aadan in uu noqonaya guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee degmada Dhuusamareeb.

Qoor qoor oo magacaabay  Cabdisamad Salaad Aadan in uu noqonaya guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee degmada Dhuusamareeb.
____________________________________________________________________________

Khamiis: June 9, 2022

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdikaariye Qoor qoor ayaa lagu magacaabay Cabdisamad Salaad Aadan oo noqonaya guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee degmada Dhuusamareeb.

Sidoo kale, Madaxweyne Qoor qoor ayaa faray hay’addaha kala duwan ee Galmudug inay la shaqeeyaan Guddoomiyaha cusub si buu yiri uu u guto waajibaadka shaqo ee loo xil saaray.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post