1194 Views

Xisbigan uu hoggaamiyo Roobow oo sheegay in xaalad adag uu ku sugan yahay Sheekh Mukhtaar Roobow

Xisbigan uu hoggaamiyo Roobow oo sheegay in xaalad adag  uu ku sugan yahay Sheekh Mukhtaar Roobow
____________________________________________________________________________

 
khamiis: October 28, 2021

maalmo kadib markii uu waraysi siiyay Roobow Idaacada VOA ayaa waxaa xaalada Sheekh Mukhtaar Roobow ka dayriyay Xisbigta uu ka tirsanaa.

War-murtiyeed ka soo baxay Xisbiga Amniga iyo Caddaalada ayaa walaac xoogan looga muujiyey xaalada Sheekh Mukhtaar Roobow oo ay xabsi guri gelisay dowladda madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday.

Xisbigan oo uu hoggaamiyo Roobow ayaa sheegay in uu si dhow ula socdo xaalad caafimaad xumo iyo daryeel la’aan oo uu wajahayo Roobow, taasi oo muujineysa heerka ay gaarsiinsan tahay xadgudubka ay geysanayaan Rajiimka Farmaaj, sida lagu yiri qoraalka.

Hoos ka aqriso qoraalka Xisbiga

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post