1002 Views

Agaasime Bashiir Goobe oo agaasimaha Nabadsugida ee gobolka Banaadir u magacaabay G/lle Muxidiin

Agaasime Bashiir Goobe oo agaasimaha Nabadsugida ee gobolka Banaadir u magacaabay G/lle Muxidiin
____________________________________________________________________________

.


Arbaco: September 15, 2021

 Wareegto uu soo saaray Agaasimaha KMG ee hay’adda NISA uu dhawaan u magacaabay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Sareeye Guud Bashiir Goobe ayuu ku magacaabay agaasimaha Nabadsugida ee gobolka Banaadir.

Agaasimaha Nabadsugida ee gobolka Banaadir ayaa loo magacaabay  G/lle Muxidiin Mohamed Jimcaale (Warbac).waxa uuna goobe kula dardaarmay Mas’uulkaas in uu shaqadiisa si daacad ah u guto.

Sidoo kale Xilkan ayaa waxaa horey u hayey Yaasiin Farey, inkasta oo markii dambe Farmaajo uu sheegay inuu u magacaabay agaasimaha hay’adda NISA. Warqadda Bashiir Goobe, laguma soo hadal qaadin Yaasiin Farey.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post