993 Views

Natiijada doorashada Somaliland ee degmooyinka qaar oo si hordhac ah loo shaaciyay

Natiijada doorashada Somaliland ee degmooyinka qaar oo si hordhac ah loo shaaciyay
____________________________________________________________________________

Guddiga doorashooyinka Soomaliland ayaa soo saaray natiijooyinka horudhaca ah ee doorashada Golayaasha degaanka 13 kamid ah degmooynka degaannada Soomaliland.

Degmooyinkaas ayaa waxaa ku loolamay Xubno kamid ah Xisbiyada Muxaafidka iyo Mucaaradka Soomaaliland, waxaana guddiga doorashooyinka sidoo kale ay shaaciyeen Magacyada Degmooyinka kale ee  wali lagu gudo jiri diyaarinta Natiijadooda.

Degmooyinka sida horudhaca ah natiijadooda loo soo badnhigay ayaa waxaa ay Magacyadooda kala yihiin

Saylac

Lughaya

Sallaxley

Buuhoodle

Laascaanood

Xudun

Taleex

Gar-adag &

Sheekh

Baligubadle

Caynabo

Oodweyne

Ceel Afweyn

Sidoo kale Gudiga doorashooyinka aya ku howlan diyaarinta natiijada degmooyinka kale ee doorashooyinka, kuwaas oo kala ah.

Zeylac

Lughaya

Sallaxley

Buuhoodle

Las Anod

Xudun

Taleex

Gar-adag

Sheekh

Ceel Afweyn

Oodweyne

Caynabo

Baligubadle

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post