1020 Views

Ahlu Sunna oo goor dhawayd soo saartay Warbixinb ku aadan dagaalkii shalay Bohol

Ahlu Sunna oo goor dhawayd soo saartay Warbixinb ku aadan  dagaalkii shalay Bohol
____________________________________________________________________________

Jimco: October 1, 2021

Ahlu Sunna Waljameeca oo goor dhawayd soo saartay Warbixinb ku aadan  dagaalkii shalay Bohol ku dhex maray ciidamada Galmudug iyo kuwa taabacsan culumada Ahlu Sunna.

Madaxda Ahlu Sunna ayaa sheegay in dagaal gardaro ah lagu soo qaaday deegaanka Bohol oo ah meel dagan, islamarkaana ay dagaalka soo qaadeen ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda Federaalka.

Sidoo kale Qoraalka kasoo baxay Ahlu Sunna ayaa lagu sheegay in Ahlu Sunna aysan marnaba diyaar u aheyn daadinta dhiigga Muslimiinta isla markaasna iyaga lagu soo duulay ayna ku qasban yihiin inay is difaacaan.

Hoos ka Aqriso Qoraalka

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post