276 Views

Muslimiinta Mareykanka oo loo ogolaaday dhul ay ku aasan karaan meydadka

Muslimiinta Mareykanka oo loo ogolaaday dhul ay ku aasan karaan meydadka
____________________________________________________________________________

Axad: NOVEMBER 13, 2022

Muslimiinta ku nool gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa muddo dheer kaddib loo oggolaaday dhul ay ku aastaan meydadka, iyadoo markii hore ay dhibaato ka taagneyd arrintaas.

Dadka doonaya inay aastaan meydadka ayaa markii hore laga qaadi jiray kharash aad u badan, mana jirin goobo u cayiman Muslimiinta gobolkaas.

Haddaba caqabadaha arrintan ka heystay Muslimiinta Minnesota iyo sida ay haatan ugu suurto gashay in loo oggolaado qabuuro iyaga u gaar ah ayaa waxaanu ka wareysannay Maxamed Aadan oo ah Agaasimaha Qabuuraha Muslimmitu yeelan doonaan, Siyaad Siciid Saalax ayuuna u warramay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post