858 Views

Ciidamada Kumaandooska Danab oo mar kale tababar loogu xiray Xaruntooda

Ciidamada Kumaandooska Danab  oo  mar kale tababar loogu xiray Xaruntooda
____________________________________________________________________________

Talaado: November 2, 2021

 Ciidamada Kumaandooska Danab  ayaa mar kale waxaa loogu soo xiray tababar Xaruntooda ku taala garoonka Balidiigle.

Taliye ku-xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Cabaas Amiin Cali ayaa tababar usoo Xeray Dufcadii 7aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo mudo Tababar ku qaadanayay magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Jeneraal Cabaas Aamiin Cali ayaa kula dardaarmay inay si hufan u gutaan waajibaadka shaqo ee loo igmaday, ayna ka dhabeeyaan difaaca Qaranimada Soomaaliyeed.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post