636 Views

Maamullada Soomaalida iyo Canfarta dalka Itoobiya oo uu wada hadal u furmey

____________________________________________________________________________

Sabti: May 14, 2022

Heshiis la doonayo in laga gaaro colaaddii u dhaxeysay deegaanada Soomaalida iyo Canfarta ee dalka Itoobiya, ayaa madaxda labadda deegaan ku dhexmaray magaalada Jigjiga galinkii danbe ee shalay.

Heshiiskan oo ay dhexdhexaadineysay wasaaradda nabadda ee xukuumadda federaalka Itoobiya, ayaa laga soo saarey qodobo ay isla qaateen dhinacyadii kulankaasi uu u dhaxeeyey.

Maamulada Soomaalida iyo Canfarta, ayaa marar kala duwan wuxuu dagaal ku dhex marey soohdinta u dhaxeysa, iyadoo dad badani ay ku dhinteen, halka ay ku bara kaceen dad aad u fara badan.

Waxaa kal hore dhacey wada hadalo xal looggu baadi goobayey khilaafkan.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post