2040 Views

Dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo goor dhawayd Ciidamada Dowlada ka bilaabeen Muqdisho Xili Xabad joojin..

____________________________________________________________________________

April 26-2021

Waxaa goor dhawayd ka bilaawday magaalada Muqdisho dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo ay wadaan Ciidamada Dowlada waqtigeeda dhamaatay gaar ahaan Ciidamada Booliiska iyo Haramcad.

Ciidamadan oo aad u badan ayaa gaaray goor dhawayd Wadada Km4 waxaana la sheegay in ay wataan gaadiidka dagaalka iyo Hubka Nuucyadiisa kala duwan.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamadan ay ku sii jeedaan Hoyga C/raxmaan C/shakuur warsame, waxaana laga cabsi qabaa halkaas in uu ka bilaabmo  dagaal.

Dhaq dhaqaaqyadaan Ciidan ayaa ku soo aaday Xili Raisal wasaare Rooble uu ku dhawaaqay xabad joojin saakay aroor hore.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post