1311 Views

SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo u ambabaxay dalka Itoobiya

SAWIRO:-Madaxweynaha Puntland oo u ambabaxay dalka Itoobiya
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | August 26, 2019 —Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka dibaddiisa, gaar agaan dalka Itoobiya oo uu ku hormarayo.

 

Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ee magaalada Garoowe waxaa kusii sagootiyey Madaxweynaha iyo wafdigiisa Madaxweyne Ku-xigeenka  Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Xukuumadda, Saraakiil Ciidan, Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland iyo masuuliyiin kale.

 

 

Madaxweynaha Maamulka  Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo waftigiisa ayaa inta ay ku sugan yihiin dalka Itoobiya waxa ay kula muhiim ah la qaadan doonaa masuuliyiinta dalkaasi,isaga oo intaasi kadib dalal kale sii aadi doona.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment