2112 Views

Sawiro:-Mahadi Maxamed Guuleed “Tiknoolajiyadu Waa In Lagu Taageeraa Dowlada “

Sawiro:-Mahadi Maxamed Guuleed “Tiknoolajiyadu Waa In Lagu Taageeraa Dowlada “
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October 16, 2018 —Ra’isalwasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo maanta Magaalada Muqdisho ka furay shirka Isgaarsiinta iyo Tignolojiyadda ayaa khudbad uu ka jeediyay waxaa uu kaga hadlay muhiimadda ay leedahay Tignolojiyadda iyo Isgaarsiinta.

Isaga oo ka hadlayay habka ay tahay in loo adeegsado Isgaarsiinta ayaa waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in Tignolojiyadda lagu taageero dowladda,Hay’adaha amaanka laguna caawiyo dowladda Soomaaliya.

Dhinaca kale Ra’isalwasaare ku xigeenka ayaa sheegay in xeerka Isgaarsiinta la meel mariyay sharikadaha Isgaarsiintana ay mahdiyeen.

Waxaa uu xusay in hadda ay ku howllanyihiin sameynta xeerka Bangiyada madaxabanaan,maaddaam inta badan sharikadaha Isgaarsiinta ay leeyihiin Bangiyo gaar ah.

 

q1 q3 q4 q6 q7 q8 q10

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment