531 Views

Khasaare ka dhashay dagaal ka dhacay degmada Warshiiq

Khasaare ka dhashay dagaal ka dhacay degmada Warshiiq
____________________________________________________________________________

Sabti: AUGUST 27, 2022


Ugu yaraan hal ruux ayaa ku geeriyooday, halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen ka dib dagaal degmada Warshiiq ee Gobolka Shabeellada Dhexe ku dhex maray Maleeshiyo beeleed.

Goobjoogeyaal soo sheegaya in dagaalka oo muddo socday uu ka dhacau meel u dhow saldhiga degmada Warshiiq.

Dagaalka ayaa salka ku haya dhul ay isku hayaan Maleeshiyaadka oo ku yaalla agagaarka Maxkamadda Degmada Warsheeq.

Muranka dhulka ayaa kamid ah wax yaabaha u badan sababa dagaalka beelaha ood wadaaga ah gudaha dalkeena Soomaaliya.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post