1257 Views

Sawiro:-Wafdi Uu Hogaaminayo Ra’iisul wasaare ku xigeenka Oo U Amababaxay Dalka Sacuudiga

Sawiro:-Wafdi Uu Hogaaminayo Ra’iisul wasaare ku xigeenka Oo U Amababaxay Dalka Sacuudiga
____________________________________________________________________________

Mogadishu | QOL | February 16, 2019 Wefdi uu horkacayo ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta u kicitamay wadanka boqortooyada Sacuudi Carabiya.

Wefdiga ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka ayaa waxaa kamid ah wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya, Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle, waxayna dalka Sacuudiga kaga qeybgali doonaan shirar muhiim ah sida uu sheegay wasiirka maaliyadda.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ayaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ka sagootisay wefdiga ra’isul wasaare ku xigeenka.

Safarakan Ayaa Kamidah Safarada Lagu Xoojinayo Xiriirka Arimaha Dibada Ee Dawalada Soomaaliya Ka La dhaxeeya wadamada Ay Saaxiibada Dhawyihiin

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment