1149 Views

Warbaahinta Qaranka oo caawa daabicin Warqadii Wiiftada ahayd ee farmaajo ku sheegay arinta Ikraan Tahliil

Warbaahinta Qaranka oo caawa daabicin Warqadii Wiiftada ahayd ee farmaajo ku sheegay arinta Ikraan Tahliil
____________________________________________________________________________

.

.


isniin: September 13, 2021

 Warbaahinta Qaranka  ayaan la soo galin ama laga sii daynin warqadii Wiiftada ahayd ee Madaxweynaha Waqtigisa dhamaaday farmaajo uu kaga hadlay arinta Ikraan Tahliil, oo horay loogu eedeeyey inuu isagu caqabad ku yahay.

Warqadaan oo caawa soo baxday ayaa lagu sheegay in uu Gudi u saaray Farmaajo baarista Kiiska Ikraan oo uu horay ugu Howlanaa Raisal wasaraha Somaliya Rooble.

Sidoo kale warqadaha laga oo saaro Villa Somaliya ayaa mudooyinkii la soo dhaafay waxaa laga mamnuucay in laga sii daayo Warbaahinta Qaranka ama lagu qoro Webka, taasi oo caawa ay u muuqato Mar kale iyo Fashil ku dhacay Villa Somaliya

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post