741 Views

Madaxweynaha Ruushka Putin oo shaqada ka eryey gabar mas’uul sare ah oo hadashay dagaalka Ukraine

Madaxweynaha Ruushka  Putin oo shaqada ka eryey gabar mas’uul sare ah oo hadashay dagaalka Ukraine
____________________________________________________________________________

  Isniin: June 13, 2022

Madaxweynaha Ruushka Putin ayaa xilka ka xayuubiyey sarkaal sare oo ka tirsan dowladda ka dib markii uu ka hadlay arrimo ku saabsan dagaalka Ukraine .

Natalya Poklonskaya oo aheyd ku xigeenka madaxa hay’adda gargaarka ee Federaalka ah ayaa jagada laga qaaday ka dib markii dagaalka Ukraine ay ku tilmaantay masiibo.

Waxaa kale oo ay dhaliishay calaamada Z oo loo isticmaalay in lagu taageero howlgalka Ruushka ee Ukraine waxa loogu yeeray.

Gabadhan oo ku dhalatay dalka Ukraine ayaa mudo labo sano ah xeer ilaliye ka aheyd Crimea markii ay Ruushku qabsadeen2014kii

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post