687 Views

Weerar Xalay lagu Qaaday Hoyga Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Nugaal ee Garoowe

Weerar Xalay lagu Qaaday Hoyga Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Nugaal ee Garoowe
____________________________________________________________________________


Jimco: October 1, 2021

Warar dheerad ah ayaa ka soo baxaya saakay weerar koox hubeysan ay xalay ku qaaday hoyga uu magaalada Garoowe ka deggan yahay Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Nugaal Maxamed Aadan Jaamac.

Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in ku dhawaad 20 Daqiiqo ay Xabda socotay, waxaana Taliyaha Gurigiisa waxaa soo gaaray Bur bur Xoogan, waxaana guriga Talyaha oo ku yaalla xaafadda 1-da August oo kamid ah goobaha aadka loo ilaaliyo.

Sidoo kale Ma jiro illaa hadda khasaare laga soo wariyay is-rasaaseyn kooxda hubeysan iyo ilaalada talyaha qeybta booliiska gobolka Nugaal.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post