522 Views

Hirshabeelle oo baaq kasoo saartay abaaraha ka jira deegaanadeeda

Hirshabeelle oo baaq kasoo saartay abaaraha ka jira deegaanadeeda
____________________________________________________________________________

Arbaco:  25/2022

Ku-simaha Madaxweyanaha ahna Guddoomiye ku-xigeenka labaad baarlamaanka Hirshabeelle Mahad Xasan Cusmaan ayaa ka hadlay abaaraha baahsan ee xiligaan ay ka jira deegaanada maamulkaas, isagoo tilmaamay in deegaano badan oo Hirshabeelle ah laga soo sheegayo xaalad adag oo dhanka nolsha ah.

Ku-simaha Madaxweyanaha ayaa sheegay in deegaano katirsan gobolka Hiiraan xiligaan  dadkii ku noolaa ay soo wajahday Macluul daran, wuxuu xusay in qoysas kasoo barkacay baadiyaha ay gareen magaalada Beledweyne iyo deegaano hoosyimaada ayna u baahanyhiin garrgaar bini’aadanimo sida ugu dhaqasiyada badan in Lala Gaara dadkaasi.

Haa’yadaha Gargaarka Iyo Dowladda federaalku  ayuu ugu baaqay in Si Gaar ah isha Looga haaya Dadku aay Abaarahu Saameyen Gaar Dowlad Gobolkeedka Hir-shabeelle,

Ka Maamul Hir-shabeelle ahaan ayuu Sheegay inay dadkaas Dajin Doonaan Meelo aay Gabaad ka dhigtaan Hayeeshee Baahida baaxad leh ee Dadkaas aysan kaligood ku filneen,

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post