1320 Views

Masuul Katirsan Baralamaanka Galmudug Oo Geeriyooday

Masuul Katirsan Baralamaanka Galmudug Oo Geeriyooday
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Janaayo 12, 2019 –  Magalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya waxaa ku geeriyooday Allaha u Naxariistee xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka  Dowlad Goboleedka Galmudug.

Xildhibaanka ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Xassan Maxamed Axmed (Xasan Caarad),waxaana mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug ay xaqiijiyeen in uu Magalada Nairobi ku geeriyooday.

Sidoo kale Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Xassan Maxamed Axmed (Xasan Caarad) oo ka mid ahaa Baarlamaanka Galmudug.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment