2853 Views

Afhayeenkii ciidanka Booliska dalka Ugandha oo lagu dilay gudaha dalkiisa.

Afhayeenkii ciidanka Booliska dalka Ugandha oo lagu dilay gudaha dalkiisa.
____________________________________________________________________________

Muqdisho | Maarso 17, 2017 – Afhayeenkii ciidanka Booliska dalka Ugandha Andrew Felix Kaweesi ayaa saaka lagu dilay magaalada Kambala ee caasimada dalkaas.

Andrew Felix Kaweesi ayaa lagu dilay meel ku dhow hoygiisa ka dib markii gaari uu la socday lagu furay rasaas arxan la’aan ah.

Kooxaha weerarka geystay ayaa baxsaday, waxaana la dhintay afhayeenka darawalkiisa iyo dad kale oo la saarnaa gaarigiisa sida wararku sheegayaan.

Ciidamada amaanka wadankaas ayaa goobta xiray, iyadoo dowlada wadanka Ugandha ay sheegtay in la baarayo weerarkan oo saaka si weyn looga hadal hayo guud ahaan wadankaas

Ugaandha4 Ugandha Ugandha2 Ugandha3

 

.

.

___________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment