Muqdisho | Maarso 30, 2017 (QOL) — Shacabka reer Muqdisho ayaa waxa ay ka hadleen Go’aankii 29-kii Bishan xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ay ku ansixiyeen Golaha…
Muqdisho | Maarso 30, 2017 (QOL) – Duhurnimadii maanta saacadu marka ay aheyd 12:30-PM ayaa la maqlay Madaafiic, kuwaasi oo ku soo dhacay nawaaxiga Madaxtooyadda…
March 30 (QOL)—Shilkan ayaa waxaa ku dhintay Hal Qof, halka sidoo kalena ay ku dhaawacmeen Saddex kale, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha laamaha caafimaadka. Dadka…
March 30 (QOL)— Boqorka Jordan ayaa soo dhoweeyay Madaxweynaha Farmaajo, isagoo balan qaaday in Boqortooyada Haashimiga ah ee Jordan si dhow ula shaqeyneyso dowladda cusub…