Month: March 2017
Drs Wasiir Maryam Qaasim oo fariin qiiro leh jeedisay kadib ansixintii Golaha Wasiirrada Cusub
Muqdisho | Maarso 29, 2017 – Wasiirada cusub ee dhanka gargaarka, Marwo Maryam Qaasim ayaa fariin qiiro leh la wadaagtay dadka Soomaaliyeed saacado kadib…
Press Statement on the 28th Ordinary Summit of the Arab League
Amman | 29 March, 2017- President of Federal Republic of Somalia H.E Mohamed Abduallahi Farmaajo, in a written speech distributed to the leaders of…
Golaha wasiirada RW Khayre oo la dhaariyay
Muqdisho | Maarso 29, 2017 – Iyadoo manta ay aheeyd maalintii la horgeeyay golaha wasiirada ee uu soo dhisay mudane Ra’isul wasaare Xasan Cali…
Madaxweyne Farmaajo: “Waa inaan mideynaa dadaalkeenna si looga gudbo caqabadaha horyaalla dunida Carabta”
Cammaan | 29 Maarso, 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ka qeybgalaya Shir Madaxeedka 28aad ee Jaamacadda Carrabta, ayaa…
Boqorka Jordan oo eedeeyay Israa’iil Kadib markii uu furmay Shirkii Jamacada Carabta
Anan, Jordan | Maarso 29, 2017 – Waxaa goor dhow ka furmay magaalada Cammaan ee Boqortooyada Jordan shir madaxeedka 28aad ee Hoggaamiyeyaasha Carabta, iyadoo…
DEG DEG: Xildhibaan maamulka Koonfur Galbeed katirsan oo la dhawacay
Baydhabo | March 28, 2017 (QOL) — Mid ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Koofur Galbeed ayaa lagu dhaawacay deegaan hoostaga Degmada Qansaxdheere ee Gobolka Baay kaas…
Kismaayo oo maanta lagu daah furay mashruuc uu hirgalinayo Midowga Yurub.
Kismaayo | March 28, 2017 (QOL) — Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa manta Magaalada Kismaayo ku daah furay Mashruuca Qaran…
DHAGAYSO: Sidii ay u dhacaday ansixinta Golaha Wasiirada
Muqdisho | March 28, 2017 (QOL) ——Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Ansixiyay Wasiirada cusub ee uu dhawaan soo magacaabay Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Kulanka Baarlamaanka…
DHAGAYSO : Ra’iisal Wasaare Kheyre oo daah furay duulimaadka Muqdisho iyo Nairobi
Muqdisho | March 28, 2017 (QOL) — Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad kooban oo ka dhacday…