375 Views

Askar lagu dilay dagaal ka dhacay Koofurta Yemen

Askar lagu dilay dagaal ka dhacay Koofurta Yemen
____________________________________________________________________________

.

Arbaco: SEPTEMBER 7, 2022

Ugu yaraan 20 dagaalyahan oo taabacsan gooni u goosadka koonfurta Yemen lagu dilay weerar ka dhacay gobolka Abyan, kaasi oo la tuhmayo in ay ka dambeeyeen kooxaha Al-qaacida ee ka dagaalama dalkaas.

Kooxda hubaysan ayaa weerar gaadmo ah ku qaaday bar kontorool oo ku taal degmada Axwar, waxa ay u adeegsadeen qoryaha garbaha laga tuuro, hubka fudud iyo gaadiid dagaal.

Afhayeen u hadlay milatariga koonfurta Yemen ayaa xaqiijiyay in 20 kamid ah Askartooda lagu dilay weerarka, isla markaasna la dilay dhammaan kooxihii weerarka soo qaaday.

Office Nairoibi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post