1146 Views

Golaha Wadatashiga Qaran iyo Guddiyada doorashooyinka kulan la yeelanayo Diidmada.

Golaha Wadatashiga Qaran iyo Guddiyada doorashooyinka  kulan la yeelanayo Diidmada.
____________________________________________________________________________


isniin: August 23, 2021

Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay magaalada Muqdisho kulan ku yeeshan Xubnaha Golaha Wadatashiga Qaran ee arrimaha doorashooyinka iyo Guddiyada doorashooyinka heer federaal iyo dowlad gobleed, kadib walaac laga muujiyey hanaankii doorasho ee uu shalay soo saaray Golaha.

kulankaan ayaa waxa uu ka qabsoomaya teendhada Afisyoone, waxaana si gaar ah diirada loogu saari doona tabashada guddiga doorashada ee heer federaal uu ka qabo habraaca, xili uu kal hore asagu soo saaray habraac doorasho.

Sidoo kale kulanka ayaa waxaa looga hadlayaa sidii loo hirgalin lahaa habraacyada doorashooyinka dalka sida Amniga, Maaliyada, Xulista ergooyinka, Qoondada haweenka iyo habraacyada xildhibaanada Aqalka Sare ee

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post