1002 Views

DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho

DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 28- –2019 | —Wararka naga soo gaaraya Isgoyska Ex Kontrool Afgooye ayaa waxa ay sheegayaan in Qarax uu halkaasi ka dhacay.

 

Qaraxa ayaa wararka qaar waxa ay sheegayan in loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa.

 

Qaraxa ayaa lagu soo waramaya in uu si gaar ah uga dhacay goob Canshuur lagu qaado oo ku taalla Ex Kontrool Afgooye.

 

Jugta Qaraxa ayaa si weyn looga Maqlay degmooyinka Muqdisho inta badan.

 

Wixii kusoo kordha kala soco Risaala.net

 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment