885 Views

Wasiirka waxbarashada dowladda fedaraalka oo magacaabay Guddigga hurumarinta Afka Somaaliga

Wasiirka waxbarashada dowladda fedaraalka oo magacaabay Guddigga hurumarinta Afka Somaaliga
____________________________________________________________________________

Sabti: Julay 3, 2021

Wasiirka Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda fedaralka ee Soomaaliya Cabdullahi Abuukar Xaaji,ayaa magacabay guddigga ku meel gaarka ah ee hurumarinta Afka Soomaaliga .

Guddigan oo ka kooban 27 xubnood ayaa waxaa gudoomiye u noqon doona Cabdulqaadir Nuur Xuseen.

Sida ku xusan qoraal ay soo saartay wasaaradda waxbarshada guddiga ayaa wax ka qaban doona dhibaatooyinka heysta Afka Soomaaliga iyo hurumarinta Akadeemiyadd Goboleedka Af-Soomaaliga.

Liiska xubnaha la magacaabay hoos ka aqriso.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post