561 Views

Dowlada Qatar oo ka shaqaysay wadahadalladii u dhexeeyey Taalibaan iyo xukuumadda Afghanistan

Dowlada Qatar oo ka shaqaysay wadahadalladii u dhexeeyey Taalibaan iyo xukuumadda Afghanistan
____________________________________________________________________________

Axad: August 15, 2021

Qatar oo ka shaqaysay wadahadalladii u dhexeeyey Taalibaan iyo xukuumadda Afghanistan oo ayaa ka codsatay ururka Taalibaan inuu joojiyaan dagaalka ay ka wadaan Afghanistan.

Qatar waa dalka keliya ee Taalibaan ku leeyihiin xafiis siyaasadeed xidhiidhna la leh ururkaas. Ilaa haatan wax jawaab ah kama ay bixin Taalibaan baaqa Qatar.

Isweydiintu hadaba waxay tahay baaqa Qatar ma suurto gelin karaa in ay Taalibaanka oo dhul ballaaran haatan qabsaday oo ay ku jiraan magaalooyinka waaweyn qaarkood oo ay ugu dambaysay Mazar-i-Sharif oo ay xalay gacanta ku dhigeen ay markale aqbalaan in ay wadahadal la galaan xukuumadda ay haatan sida muuqata ka gacan sareeyaan.

Dr Axmed-tiir Sheekh Maxamed oo ka faalooda arimaha dunida Muslinka oo u waramay Axmed-badar ayaa falanqaynaya.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post