1665 Views

ubbaland Oo Shaacisay Cabasho Ay Sheegeen Inay U Soo Gudbiyeen Shacabka Kunool Goobaha Ay Maamulaan al Shabaab

ubbaland Oo Shaacisay Cabasho Ay Sheegeen Inay U Soo Gudbiyeen Shacabka Kunool Goobaha Ay Maamulaan al Shabaab
____________________________________________________________________________

Mogadishu | QOL | February 13, 2019 –Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay cabasho ay sheegeen inay mar walba u soo gudbiyaan dadka ku sugan deegaanada ay Maamulaan Al-Shabaab ee Gobolada Maamulka Jubbaland.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Jubbaland Cali Ibraahim Xuseen ayaa sheegay in Al-Shabaab ay dhibaato ku hayaan dadka ku nool deegaanada ay maamulaan,isla markaana ay cabasho soo gaarsiiyeen,sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu sheegay in Maamulka Jubbaland uu diyaar u yahay in uu Shabaab ka saaro deegaanada ay kaga sugan yihiin Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo ee Maamulka Jubbaland.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment