Right mix of skills in new Cabinet to make Somalia ‘great again’ Posted on March 17, 2017 by Ali | 0 Comments EU’s ambassador to Somalia, Veronique Lorenzo. ILLUSTRATION | JOHN NYAGAH | NATION MEDIA GROUP By FRED OLUOCH | March 16 2017 – ….. In Summary…..….. Education:…Read more »
Sawiro iyo Dad isku dal dalay abaarta ka jirta Somalia darteed kadib markii ay.. Posted on March 17, 2017 by Muse Hassan | 0 Comments Muqdisho | Maarso 17, 2017 – Maamulka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in abaarta ka taagan deegaanadeeda ay gaartay heer dadku ay isku dilaan…Read more »
Isku aadkii koobka UEFA Champions League oo la sameeyay Posted on March 17, 2017 by Muse Hassan | 0 Comments Muqdisho | Maarso 17, 2017 – Qori tuurka ama Isku aadka koobka horyaalada Yurub ee UEFA Champions League ayaa daqiiqad ka hor la sameeyay…Read more »
Tirada dadkii ku dhintay gantaalka yemen oo sare u kacday iyo Sawiro Posted on March 17, 2017 by Muse Hassan | 0 Comments Muqdisho | Maarso 17, 2017 – Ugu yaraan 30 qaxooti Soomaaliyeed ah ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay xeebaha dalka Yemen ka dib…Read more »
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya iyo qoyskiisa oo saaka ka ambabaxay Muqdisho iyo Sawiro Posted on March 17, 2017 by Muse Hassan | 0 Comments Muqdisho | Maarso 17, 2017 – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo xubno ka tirsan qoyskiisa ayaa saaka ka ambabaxay magaalada Muqdisho.…Read more »
Gantaal Yemen ku dilay 26qofood oo Soomaali ah Posted on March 17, 2017 by Muse Hassan | 0 Comments Muqdisho | Maarso 17, 2017 – Ugu yaraan 26 qaxooti Soomaaliyeed ah ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay xeebaha dalka Yemen ka dib…Read more »
Afhayeenkii ciidanka Booliska dalka Ugandha oo lagu dilay gudaha dalkiisa. Posted on March 17, 2017 by Muse Hassan | 0 Comments Muqdisho | Maarso 17, 2017 – Afhayeenkii ciidanka Booliska dalka Ugandha Andrew Felix Kaweesi ayaa saaka lagu dilay magaalada Kambala ee caasimada dalkaas. Andrew…Read more »
Markabkii xamuulka ahaa ee lagu afduubtay xeebaha degmada Caluula ayaa siidaayay xalay fiidkii Posted on March 17, 2017 by Muse Hassan | 0 Comments Muqdisho | Maarso 17, 2017 – Dableydii xeebaha degmada Caluula afduubka ugu haysatay markabka xamuulka ah ayaa siidaayay xalay fiidkii, sida ay xaqiijiyeen qaar…Read more »
Jawaari iyo Shariif Xasan oo ku loolamaya Golaha Wasiirada Posted on March 17, 2017 by Ali | 0 Comments Muqdisho | Maarso 17, 2017 – Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa culeysyo iyo cadaadis aan xad laheyn kala kulmaya Beellaha Hawiye iyo Digil…Read more »
DAAWO: Fagaaraha 24aad, Abuukar Carmaani “Raisulwasaare Khayre ma aqaani laakiin intaan ka maqlay ayaan ku dhaliilayaa” ! Posted on March 17, 2017 by Mustafa Awale | 0 Comments Read more »