2745 Views

5 Qofoo Oo Uu Sheegay Say Carab In ay Ku Geeriyootay Qarxii Maaanta Miyeesa U Qiirowneyn Dowlada ?

5 Qofoo  Oo Uu Sheegay Say Carab In ay Ku Geeriyootay Qarxii Maaanta Miyeesa U Qiirowneyn Dowlada  ?
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June  22, 2017—-Qarax xoogan Xoogan Oo Gil Gilay Qayba Kamidah Magalad  Muqdisho Ayaa lal beegasaday saldhiga dagmada waabari ee magalada m,uqdisho

Qaraxaasi kadib ayaa goobta soo gaaray afahayeenka wasarada amaaniga  isga oo sheegay

In shan ruux oo kaliyah ay ku dhimatay Qarax  aysan ahayn  Wax Qasaar ah soo gaarin ciidamada dowlada fadaraalka

Afhayeenka wasarada amaaka ayaa ka dhaga adeegay su’aalo ay weeydiiyeen wasarada Warfidiyeenada

 

Malmihii Danbe ayaa  Muqdisho Waxaa ka Dhacayey Qarxyo Ku Waas Oo lal Eeganayey Xarumah Dowlada Iyo Goobaha Ay Dadku Ku Badanyihiin

Halkan Ka Dhagayso

 

W/Q:- Axmad Maxamad Jaamac 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________ 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment