576 Views

Dad sugayay lix saacadood in la daad gureeyo Dalka Ukraine.

Dad sugayay lix saacadood in la daad gureeyo Dalka  Ukraine.
____________________________________________________________________________

Isniin: March 7, 2022

  • Goobta laga raco tareenada ee magaalada Dnipro, dad ayaa barafka iyo qabowga ku sugayay lix saacadood si loogu daad-gureeyo tareen u baxa galbeedka.
  • Dad badana ayaa goobta yimid laba saac oo subaxnimo xiliga Ukraine. Waxaa kamid ahaa qoysas ka yimid magaalda oo ka cabsaday indagaalku qabsado.
  • Waxaa jira reero badan oo fayl ugu jiray in ay tareenka raaceen, laakiin boolis ayaa ka saarayay raga gaaray da’da dagaallka iyaga oo u sheegayay in ay qayb ka noqdaan dagaalka.
  • Waalidiinta ayaa gabdhahooda dhawr iyo toban jirada ah saarayay tareenka iyaga oo aan ogayn halka ay tagi doonaan.
  • Office Nairobi Kenya  
_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post